Shaqaalaha Wakaaladda madbacadda Qaranka, ayaa si rasmi ah maanta u qaadatay mushaharkii shaqaalaha

0
9

Shaqaalaha Wakaaladda madbacadda Qaranka, ayaa si rasmi ah maanta u qaadatay mushaharkii shaqaalaha 26-ka bishan.

Maareeye Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan Abees iyo maareeye ku xigeenka Cabdixakiin Muuse Cali, ayaa balanqaaday mushaharaadku inay ku baxaan 26 ilaa 28 ka bisha.

Sida oo kale waxa mushahar kordhin loo sameeyay shaqaale hoosaadka WMQ iyo qaybo ka mid ah shaqaalaha kale.

Madbacada qaranka ayaa noqotay xarunta dawladeed ee ugu horaysay mushahar bixinta bishan.

Tobankii sanadood ee ugu danbeeyay waa markii ugu horaysay ee shaqaalaha WMQ uu mushaharka ka horqaato dhamaan hay’adaha dawlada.