Shirkadda Telesom waxay ugu bushaaraynaysaa macaamiisheeda in ay qayb ka tahay Shirweynaha 7aad ee Tiknoolajiyadda Somaliland 2025.
Muddada bandhigga Carwada Shirweynaha, waxa aannu macaamiisha ugu diyaarinnay adeegyo cusub oo tiknoolajiyadeed, sidoo kale waxa aad ka helaysaa dhammaan adeegyadii aad nooga barateen, kuwaas oo laguugu sameeyay qiimo dhimis ballaadhan.
Fadlan nagu soo booqo goobta aanu ku leenahay carwada oo ka socota Guled Hotel.



















