Suldaanka Guud Ee Deegaanka Badhan Oo Qado Sharaf Sooryan Ah Ku Maamuusay Guddoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha

Guddoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Sharmaake Axmed Muxumed Geelle Oo Maalmihii ugu dambeeyay safar diwaan-galinta shaqaalaha ugu joogay Deegaanka Badhan ayaa kulan Qado sharaf Sooryo Ah waxa ku maamuusay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Garaad Cali Shire oo ah suldaan kasoo jeeda Saldanada guunka Ee Beesha Warsan Gali. Qado sharaftan guddoomiyaha lagu maamuusay ayaa … Continue reading Suldaanka Guud Ee Deegaanka Badhan Oo Qado Sharaf Sooryan Ah Ku Maamuusay Guddoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha