Berbera ( Ceelgardinews.com ) : Dhamaan Shaqale waynaha ka hawlgala Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera ( BOG ) waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Mudane Maxamuud Gahayr Ismaacil oo ay ka tacsiyadaynayaan Geeridii ku timi Hooyadii Marxuumad Aaamina Xasan Xayd oo xalay ku geeriyootey Degmada Sheekh isla saakana lagu aasey Degmada Sheekh .
waxaanay marxuumada Alle uga baryayaan inuu janadii fardawsa ka waraabiyo ehelkii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan saadiqa Alle ka siiyo .
كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْت