Waaxda Saadaasha hawada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay saadaasha roobabka la filayo inay toddobaadkan 14

0
56

Waaxda Saadaasha hawada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay saadaasha roobabka la filayo inay toddobaadkan 14 ilaa 20 September 2025 ay ka da’aan degaannada kala duwan ee dalka.

Warbixinta saadaashan lagu sheegay ayaa ah in roobab xaddigoodu dhan yahay 20mm ilaa 30mm ay ka di’i doonaan Gobolada Sanaag iyo Awdal, halka Gobolada Maroodijeex, Saaxil, Togdheer iyo Sool qaybo ka mid ah ay heli doonaan roobab gaadhaya 10mm ilaa 20mm