Wafti Wasiiro ah oo ka socda Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Maanta Soo gaadhay Somaliland.

0
4
Wafti Wasiiro ah oo ka socda Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Maanta Soo gaadhay Somaliland.
Waftigan oo ay kamid yihiin Wasiirka Madaxtooyada Dowlada Deegaanka iyo Hogaanka Nabad-galyada ayaa Magaalada Wajaale ay ku soo dhaweeyeen Madax ka tirsan Xukuumada Somaliland ,iyada oo la sheegay inay kulamo la qaadan doonan Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland .