War Deg Deg Ah Askari Ayaa Dhaawac Soo Gaadhay Kadib Markii Dablay Hubaysan Weerar Ku Qaadeen Dugsiga Ciidamada Milatariga Degaanka Bixin

0
302

War Deg Deg Ah

Askari Ayaa Dhaawac Soo Gaadhay Kadib Markii Dablay Hubaysan Weerar Ku Qaadeen Dugsiga Ciidamada Milatariga Degaanka Bixin Ee Gobalka Sanaag
Dablayda Weerarka Qaaday Ayaa Dugsiga Kala Baxay Nin Ku Xidhnaa Kaasi Oo Ahaa Sababta Ugu Weyn Ee Dugsiga Weerarka Loogu Qaaday Si Looga Baxo.

Askariga Dhaawacmay Ayaa Gaadhkii Dugsiga Ahaa Waxaana Dhaawacisa La Geeyay Magaalada Ceerigaabo.

Axmed Cali Dhuux Oo Ah Taliyaha Dugsiga Bixin Ee Weerarka Lagu Soo Qaaday Ayaanu La Xidhiidhnay Balse Noogama Jawaabin Telefoonkiisa

Waxaa Xusid Mudan In Ay Ehel Yihiin Raga Dugsiga Soo Weeraray Taliye Axmed C Dhuux.
Weriye Mohamuud Masuul