War deg deg ah kooxdii fanaaniinta xidiga geeska oo xilkii ka qaaday gudomiyahoodi doortayna gudomiye cusub

0
310

Sida aan ka Soo Xigtey Fanaanka Mursal Muuse Cumar
Shir Deg Dega oo Ay Yeesheen. Gudiga Fulinta. Kooxda Faneedka Faniinta Xidigaha

GeeskaWaxa uusheegay inay Cod Gacan taaga oo la Qaadey Xilkii Gudoomiye lagaga Qaadey Abw Xasan Saleebaan Dhuxul laabsaalax

OSi Ku Meel Gaadhana Gudoomiye loogu Doortey Xoghayaha kooxda oo ah Fanaanka Mohamed Ahmed Bakaal Cirro