Wasaarada Tamarta Iyo Macdanta oo Amar Kusoo Saartay In Bishan July Laydhka Berbera Qiimaha Halka KW Noqon Doono 0.20$ Iyadoo La Fulinayo Balankii Madaxweyne

0
3
Wasaarada Tamarta Iyo Macdanta oo Amar Kusoo Saartay In Bishan July Laydhka Berbera Qiimaha Halka KW Noqon Doono 0.20$ Iyadoo La Fulinayo Balankii Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Uqaaday Shacabka Berbera.
Iyadoo Hore Dawlada Imaaraatka Carabta Shacabka Berbera Ugu Caawisay Dab Dhaliye Cadcadeeda Ah oo 7MGW Ah Ayaa Hadana Dhawaan Baanka Aduunku Ku Caawiyay Shacabka Berbera Mashruuc Dab Dhaliye Cadceeda Ah Sollar oo Ku Kacaya 20 Milyan oo Dollar Waxaas oo Mashruuca Ayaa Waxa Gacanta Loo Galiyay Shirkada Maamusha Laydhk Berbera Ay Leeyihiin Ganacsato Gaar Loo Leeyahay oo Faa.iida Doona.
Iyadoo La Filayo Inuu Fulo Amarkii Madaxweynuhu Wasaarad Qaranka Uqaabilsanaydna Soo Saartay Waraaq Amara Hadana Waxa Jira Saluug Dhinaca Tayada Laydhka Ah oo Aan Laga Haqab La.ayn uu Googo.ayo Maalin Iyo Habeenba Iyadoo Magaaladuna Tahay Xeeb Xiligii Xagaaga Lagu Jiro Kulayl Ba.anina Jiro.