Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, ahna kusimaha Wasiirka

0
92

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, ahna kusimaha Wasiirka Cabdillaahi Xuseen Maxamed, uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi, ayaa kulan la qaatay wefti ka socdey Baarlamaanka Dalka Ingiriiska uu hoggaaminayo xildhibaan Alexander Stafford iyo xubno kale oo ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska.