Wasiirka Ugu Awooda Badan Beesha Madaxwayne Cirro Cismaan Afgaab Oo Saaka Dekeda Berbera Uxidhantahay Kadib Markii Uu Shirkad Usamaysteen Gaadiidka Dekeda Gelaya Isaga Iyo Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada.

0
2

Dekeda Magaalada Berbera ayaa Saaka Aan wax alaaba Aan Laga Cashuurin Kadib Markii Uu Muran Ka Dhex qarxay Wasiirka Gaadiidka Iyo Ganacsatada wax Kala Soo Dega Marsada Dekeda Berbera.
Wasiirka Gaadiidka Cismaan afgaab Iyo Shirkad ay wada Leeyahiin Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada ayaa Saaka Dekeda Berbera Amar Ku Bixiyay In Gawaadhida Kuyuu Loo Sameeyo Taasi Oo Keenta In Aan saaka Waxba Laga Cashuurin Dekeda.
Ganacsatada ayaa ku Doodaysa Inaanay Gawaadhida Bulshada ay Kaga Kalsoonyahiin Kuwa Ay Leeyahiin Oo alaabta ay Saartaan
Wasiirka Iyo Xildhibaanada ayaa Lacag Ka Qaadaya Gaadhi Kasta Oo Dekeda gala Kuwaasi Oo Shirkadii Tawfiiq Ee Gaadiidka Ee Shaqada Lahayd Awood Dawladeed Kagala Wareegay.
Muran Culus Oo Uu Abuuray Wasiirka Gaadiidka ayaa Saaka Xidhay Dekeda Berbera
Cige Media