Wasiiro .Wasiiro Ku Xigeeno .Agaasimayaasha Guud ee ka soo jeeda gobolka saaxil oo safar ku soo aadan magaalada berbera iyo ujeeda uu daaran yahay

0
354

Berbera (Ceelgardinews.com) Wasiiro  ,wasiirko ku xigeenko, Agaasimeyaasha guud , ee xukumada somaliland ka tirsan ee kana  soo jeeda gobolka saaxil ayaa la filayaa dhamaanba inay maalinta bari ah ee sabtida yimaadan magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil  ka dib markii canaan ay kaga timid madaxtooyada somaliland ,canantaasi oo ka dhalatay sidii waftigii guddomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani hogaaminayay   loogu soo dhaweeyay magaalada berbera ,Arintaasi oo xukumada somaliland aad uga cadhootay madaama xukumadu ku xisaab tamaysay codka gobolka saaxil oo u qaadan waa ay ku noqotay sidii waftiga xisbiga wadani looga soo galbiyay degmada sheikh  iyo Taageerayaashi Abdi ugu badnaa oo xisbiga wadani soo dhaweeyay “

Masuuliyintan ayaa la filanayaa inay kulamo gooni gooni ah la qaadan donaan qaybaha bulshada ee magaalada berbera qaarkood iyo waliba ururkada haweenka iyo dhalinyarada oo ku dadaali donaan inay ku qanciyaan   tageerada xisbiga kulmiye .

intaasi ka dib waxay ku laaban donaan magaalada Abdaal oo ay kula kulmi donaan odayasha degankaasi oo iyagana kala hadli donaan tageerada xisbiga kulmiye arintaasi magaalada abdaal ayaa hadii odyaashu la qaatan waxay ku qaban donaan xaflada balaadhan oo tageerada xisbiga kulmiye ku muujinyaan .