Wefti Wasiiro ka socda xukuumadda, Somaliland, oo gaadhey dalka Sweden.

0
13

Wefti Wasiiro ka socda xukuumadda, Somaliland, oo gaadhey dalka Sweden.

Hargeysa  Weftiga wasiirada ah ee ka socda Somaliland, ayaa martiqaad rasmiya ka helay xukuumadda dalka Sweden.
Weftigan oo ay ka mid yihiin Wasiirada Cadaalada Mudane Yoonis Axmed Yoonis iyo ciyaaraha Mudane Axmed Yaasiin Maxamed Faarax, oo gaadhey dalka Sweden, ayaa kulan la yeeshay xubno ka tirsan xildhibaanada golaha baarlamaanka dalkaas, oo ku qaabiley xarunta baarlamaanka Sweden.
Weftiga Somaliland iyo xubnaha baarlamaanka Sweden ayaa kawada hadlay iskaashiga labada dal.
Weftigan ayaa la filaya inay xukuumadda dalka Sweden kulamo la yeeshaan