Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Geeriyoodey + Dalka uu Ku Dhintey

0
294

Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyane oo ka mid ahaa mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa habeenkii xalay aheyd ku geeriyoodey Dalka Hindiya.

Xildhibaanka ayaa dalkaasi waxaa uu u joogay xaalad caafimaad isla markaana wax naloo sheegay in xildhibaanku u geeriyoodey qalniin lagu sameeyey .

Inaalilaah Waa Inaa Ilahay Rajuucuun Bahda Shabakada Ilaysnews.com waxaa ay tacsi u direysaa ehelkii iyo qaraabadii uu xildhibaanku ka baxay .