Aqlabiyada xildhibaanada golaha deeeganka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay maanta warbaahinta kula hadleen magaalada Hargeysa isla markaana waxaa ay bogaadiyeen mooshinka hor yaala baarlamaanka Somaliland ee lagu dhimaayo tirada xilka lagaga qaadaayo maayarada dalka
Sidoo kale xildhibaanada ayaa waxaa ay dhaliilo culus ku hurgufeen maayarka caasimada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Solteco oo ay sheegeen in uu ku fashilmay shaqadii loo doortey
Dhinaca kale xildhibaanada ayaa waxaa ay raali galin iyo xaal ka bixiyeen hadal dhawaan ka soo yeedhay xildhibaanada Xassan Shahar oo uu ku eedeynaayey baarlamaanka Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan