Aqlabiyadda Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeisa oo Baarlamaanka ku Bogaadiyay Mooshinka ay wadaan Soltelco-na eedo Huwiyay + Muuqaal

0
292

Aqlabiyada xildhibaanada golaha deeeganka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay maanta warbaahinta kula hadleen magaalada Hargeysa isla markaana waxaa ay bogaadiyeen mooshinka hor yaala baarlamaanka Somaliland ee lagu dhimaayo tirada xilka lagaga qaadaayo maayarada dalka

Image may contain: 9 people, people smiling, people standing, shoes, sky and outdoor

 Sidoo kale xildhibaanada ayaa waxaa ay dhaliilo culus ku hurgufeen maayarka caasimada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Solteco oo ay sheegeen in uu ku fashilmay shaqadii loo doortey

Image may contain: 2 people, beard and eyeglasses

Image may contain: 3 people, people sitting and beard

Image may contain: 3 people, people sitting

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, eyeglasses and outdoor

Image may contain: 2 people, people smiling, sunglasses and outdoor

Image may contain: 1 person, outdoor

Dhinaca kale xildhibaanada ayaa waxaa ay raali galin iyo xaal ka bixiyeen hadal dhawaan ka soo yeedhay xildhibaanada Xassan Shahar oo uu ku eedeynaayey baarlamaanka Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here