daacadda BBC-da ayaa caawa guud ahaanba joojisay Telefishinkii Qaybta Afsoomaaliga

0
213
Idaacadda BBC-da ayaa caawa guud ahaanba joojisay Telefishinkii Qaybta Afsoomaaliga ee idaacadda, iyadoo guud ahaan sidaas lagu soo gabgabeeyay baahintaasi oo socon jirtay muddo 30 daqiiqo ah.
Sidoo kale, waxaa jira qaybo kale oo iyagana hawada laga saaray, waxaana arrintani ay saameyn doontaa shaqaale tiro badan oo ka tirsanaa qaybaha BBC-da ee la xidhay.
Kuwani waa qaar kamid ah shaqaalihii xarunta dhexe ee BBC-da, iyagoo caawa sii daayay Barnaamijkii ugu dambeeyay ka baxa BBCSomaliTv.
Khaalid Foodhaadh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here