Daawo : Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Balaadhan Galabta Loogu Soo dhaweeyay magaalada London

0
272

London ( Ceelgardinews.com )- Waxa galabta soo gaadhay magaalada London hogaamiyaha xisbiga Waddani mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, waxna uu ku soo biiray wafti balaadhan oo uu hogaaminaayay musharaxa xisbigaasi oo xalay fiidkii isna soo gaadhay magaalada London, waana waftigii ugu cuslaa ee xisbiga Waddani ka socda ee soo booqda dalka Ingriiska oo ay ku leeyihiin tageerayaal ka badan labada xisbi ee kale ee Kulmiye iyo UCID

wararka Hogaamiyaha Kala Soco Ceelgardinews.com