Ogaysiis : Banaanbaxii Washington D.C Oo Dib Loo Dhigay Cimilada Oo Qabow Awgeed “Minus 6 Degrees

0
271

Waxa Si Xushamd Leh Loo Ogaysiinaya Dhamaan Dadka Faraha Badnaa Ee U Diyaar-Garoobay Kasoo Qayb Galka  Mudaaharaadkii Loo Balansa  Friday, 17th March In Dib Loo Dhigay Dhawr Maalmood  Cimilada Oo Qabow Awgeed  “ Minus 6 Degrees C”. Waxaanu  Si Dhakhso Ah U Iclaamin Doona Maalinta Ku Haboon  Oo Aan Ka Badnayn  Muddo Todoba Cisho Ah Gudahood.

 

Waa Bilaahi Towfiiq.

Guddida Qabanqaabada.

Washington Dc, Usa.