Daawo: Magaalada Berbera Oo Prof Khadar Xasan Nuur Ku Soo Bandhigay Tilmaamaha Lagu Garto Hogaaminta Toosan

0
277

Berbera (Ceelgardinews.com)  Magaalada Berbera Oo Prof Khadar Xasan Nuur Ku Soo Bandhigay Tilmaamaha Lagu Garto Hogaaminta Toosan mawduucan ayaa qayb ka ahaa barmaamijka bilaha ay  laga hadlo kobciyaha bulshada oo bishiiba hal aqoon yahan lagu soo marti qaado .barmaamijkaasi waxa hogaamisa Asma jamal cali