Daawo: Mujaahid Ibraahin DHaga Wayne Oo Ka Qaby Galay Shirkii Burco Uga Socday Beeha Waqooyiga Iyo Galbeedka Burco Dega . Sidoo kale Muj Dhego weyne waxaa uu sheegay in wax doorasho ah oo a xukuumadu ugu talo gashay in dalka ay ka qabataa aanay jirin .

0
401

Burco (Ceelgardinews.com)  Sidoo kale Muj Dhego weyne waxaa uu sheegay in wax doorasho ah oo a xukuumadu ugu talo gashay in dalka ay ka qabataa aanay jirin .

Waxaan leeyahay cago jugleen cidna waxba lagaga qaadi maayo , weynu is garaneynaa ee waa kuma ninka nin u cago jugleynayaa ,xaalada dalka maanta ka jirtaa waa mid culus , wax doorasho ah oo jirtaana ma jirto 2 bilood baa ka hadhay wax loo diyaariyey ma jirto , dawladana laba bilood baa u hadhey ” ayuu yidhi Muj Ibraahim Dhego Weyne

 

Sidoo kale Muj. Ibraahim dhego waxaa uu sheegay in dalka meeshii laga dhisay ay tahay Burco isla markaana maanta na laga bad baadin doono Burco waxaana uu yidhi

“Dalkani ama waa uu bur buri doona ama burco ayaa laga bad baadin doona oo aynu ka bad baadin doona ” ayuu yidhi