Shirkii Burco Uga Socday Beelaha Galbedka iyo Waqoyiga Qodobo Laga Soo Saaray

0
373

Burco(Ceelgardinews.com) Shirkii Burco Uga Socday Beelaha Galbedka iyo Waqoyiga Qodobo Laga Soo Saaray shirkaasi waxa ka soo baxay  in labada belood samaysteen gudi isugu jirta 21 xubnood , iyo qodoba kale oo muhiim ah