Burco (Ceelagrdinews.com) Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Ka Mid Ah Golaha Degaanka Degmada Burco Oo Dhaliilay Wasaarada Qorshaynta Qaranka Iyo Sanduuqa Ay Maamusho S.D.F Xili Wasiirkii wasaarada u qaabilsanaa somaliland ku mashquul san yahay wax aan shaqadiisa ahayn oo safarada madaxwaynaha iyo safaro kale wadanka iskaga maraayo