Daawo: Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Ka Mid Ah Golaha Degaanka Degmada Burco Oo Dhaliilay Wasaarada Qorshaynta Qaranka Iyo Sanduuqa Ay Maamusho S.D.F

0
335

Burco (Ceelagrdinews.com)  Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Ka Mid Ah Golaha Degaanka Degmada Burco Oo Dhaliilay Wasaarada Qorshaynta Qaranka Iyo Sanduuqa Ay Maamusho S.D.F  Xili Wasiirkii wasaarada  u qaabilsanaa somaliland ku mashquul san yahay wax aan shaqadiisa ahayn oo safarada madaxwaynaha iyo safaro kale wadanka iskaga maraayo

Capture