HighlightsNews Dowladda Somalia: Heshiiska Dekadda Berbera Ku Tilmaamtay Mid Sharci Darro Ah. By Ceel Gardi Sweden - August 11, 2016 0 520 FacebookTwitterPinterestWhatsApp WASHINGTON DC(Ceelgardinews.com) Berbera Port Golaha wakiilada Somaliland ayaa dhawaan ansixiyay heshiis ay wada galeen xukuumada Somaliland iyo Shirkada Dubai Port World oo lagu maalgalinayo dekedda magaalada xeebeedka Berbera. Hesiiskan ayaa waxa uu ku kacaya malaayiin dollar. Hadaba, dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay heshiiskaasi ka hadashay kuna tilmaantay mid sharci darra ah oo aaney dan Soomaalida ugu jirin. Hanti dhowraha guud ee qaranka Soomaaliya Nuur Faarax ayaa arrintan uga waramay wariyeheenna Jaamac Buule Jaamac. Wareysi: Hanti dhowraha guud (6:05) http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/08/11/e4af108f-0c08-434a-9576-f6a0f12ff26e.mp3 Xigasho voa WASHINGTON DC Related