SAWIRRO CAJIIB AH: Dabaaldegii Guusha Taariikhi ah Ilhaan Cumar iyo Dad badan oo Ilmeeyey ka Dib Markii Ay Ku Guuleesatay Xildhibaanimada Gobolka Minnesota ?!!

0
382

USA(CEELGARDINEWS.COM)Ilhaan Cumar oo ah haweeney Soomaaliyeed ayaa guul la yaab leh oo taariikhi ah kasoo hoysay doorashooyinkii xisbiga dimoqraadiga ee iyadoo qarka u saaran in doorashooyinka Novembar ay noqoto mudane ka tirsan Golaha wakiilada Mareykanka, kadib markii ay noqotay musharax xisbiga ee Dimoqraadiga ee golaha wakiilada Minnesota.

Dabaaldeg ay ka muuqado farxad oo dadka qaarkii ay la ilmeeyeen ayaa ka dhacay xarunta doorashada waxaan sawirradan cajiibka qaaday weriyaha sawirada Chris Juhn oo tegay baarka Kalsan ee magaalada Minneapolis.

RIIX HALKAN: DAAWO VIDEO

ilhanomar01

ilhanomar02

ilhanomar03

ilhanomar04

ilhanomar05

ilhanomar06

ilhanomar07

ilhanomar08

ilhanomar09

ilhanomar10

ilhanomar11

ilhanomar12

ilhanomar13

ilhanomar14

ilhanomar15

ilhanomar17

Ceelgardinews.com

Berbera Somaliland