MAXKAMADA HARGAYSA OO MUDAYSAY WAKHTIGA KAMA DANBAYSTA AH EE LASOO AF-JARAYO KHILAAFKA GARABYADA XISBIGA UCID + WAA GOORMA WAKHTIGU

0
322

Maxkamada Hargaysa Oo Mudaysay Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Lasoo Af-jarayo Khilaafka Garabyada Xisbiga UCID + Waa Goorma Wakhtigu?

Maxkamada Sare ee Somaliland Ayaa Sheegtay In Sida ugu dhakhsaha Badan Loosoo Afjari Doono Dacwada u dhaxaysa Labada Garab ee Xisbiga Ucid.
Waxaanay mudaysay Waqtiga uu Qabsoomi doono Fadhiga Dhagaysiga Dacwada. Fadhigaas oo loo mudeeyay Maalinta Axada ee Bishu tahay 18/09/2016.
Dacwadan ayaa hore waxa go,aan uga soo saaray Guddida Diiwaangalinta Ururada iyo Axsaabta Qaranka, Balse waxa goaankaas Racfaan ka qaatay Faysal cali Waraabe
Labada dhinac ee khilaafku ka dhaxeeyo ayaa si wayn ugu dhegtaagaya go’aanka kama danbaysta ah ee ka soo bixi doonaa Maxkamada sare