Maxkmada Racfaanka Gobolka Saaxil Oo Xayiraad Saartay Dhisme Dhul Ay Maanta DHagax Dhigeen Guddomiyaha Gobolka Saaxil Iyo Maayirka Magaalada Berbera

0
276

Maxkmada Racfaanka Gobolka Saaxil Ayaa soo saartay Qoraal Ay Ku Xayirayso Dhul maanta ay dhagax dhigeen guddomiyaha gobolka saaxil jaamac yusuf axmed iyo maayirka magaalada berbera cabdishakuur maxuud xasan (Cidin ) dhulkaasi oo loo dhagax dhigay ururka dhalinyarada SOYCA ,waxaan dhamaanba Bahda garsoorka gobolka Saaxil qoraalkoodan ku shegeen in dhulkani ka mid yahay dhulka bahda garsoorka leeyihiin kana mid yihiin .kuna dhex yaalo xaydaabka garsoorka gobolka saaxil .waxa geesta kale xuseen in  dhulkan qaybo ka mid ah hore uga rareen dad badan oo deganaa .iminka wakhtigan loo baahnayn in ururo dhalinyaro la siiyo la siiyo iyo cid kale tooba .

 

dsc05781-1024x576

14445300_960608617383956_45034236_n

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here