Waa kuma Maareeyaha haamaha shidaalka Berbera

0
580

 

Maareeyaha Haamaha shidaalka Berbera
Axmed Ibraahin Cabdi, From Reer Sweden , Waxaana la soo magacaabay October 2021, waa Nin Dhallinyaradda jecel oo u fur-furan Dhiiri-galintooda.
Wuxuu wakhti badan galiyey sidii Haamaha shidaalka Berbera uga dhex muuqan lahaayeen Xuskii 18-may Berbera ka hor iyo ka diba habeen iyo Maalinba , waxaana garab u ahaa Maamulka iyo shaqaale waynaha Haamaha Shidaalka Berbera.
Waan ogahay inuu ku beegmay wakhti Xala xidhan wayni jiro, wakhti dagaalo caalamiyi jiraan iyo wakhti shidaalku dunida ku qaaliyoobay oo ay adag tahay inuu awoodiisa wax kaga qabto marka la eego isbeddelka shidaalka ee caalamka oo meel sare gaadhey.
Se waxaan u rajeynayaa in Alle riyooyinkiisa u rumeeyo oo uu noqdo mid qarankan aqoontiisa in badan ugu adeega.
Waxaad dabeecadiisa , habdhaqankiisa iyo deganaantiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo ka dheehan kartaa wareysigii uu siiyey Golaha barlamaamka somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here