Wasiir Cakuse Oo Wasiir Ay Xukumada Ka Wada Tirsan Yihiin Casumaadna Ka Wada Qayb Galeen Eedeyay Oo Ku Tilaamay

0
270

Wasiir cakuse oo weerar qaawan ku qaaday Wasiirada Dhigiisa ah iyo Saraakiisha Xisbiga Kulmiye. Waxàa maalintii Arbacada  dhacdey qado sharaf ay kasoo qeybgaleen 200 qof caasimada 2aad ee Boqortooyada Ingiriiska mahaalada Birmingham hadhimo sharafeedka oo lagu soo dhoweynayey wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi kana Mid ahaayeen raxan Wasiiro ah sida Wasiirka Madaxtooyada M.Xaashi Wasiirka Caafimaadka S.Xaglatoosiye ,

Wasiirka Qorsheynta Q/ Cali shonbe Wasiirka X, golayaasha Cali Xaamud iyo Badhasaabka Awdal Mustafa shine inkastoo qado iyo Xaflad aad loo soo agaasimay dhaceen waxaa dadka ka yaabiyey wasiir Cukuse oo markii uu Qudbada bilaabay weerar afka ka saaray Wasiir Maxamuud Xashi kuna eedeeywy qabyaalad hadana wasiir xagla toosiye sheegay in uu shaqada ku helay jabhadii uu hogaamin jiray

ugu danbeyn waxa uu weeraray Agaasimihii hore ee Cadaalada Siyaasi,Max,muud Raage Ibraahn oo uu yidhi wuu sabri waayey markii lagu gardarooday    markaa Cakuse ma taageero Kulmiye ayuu shaqeynayey mise waa nin isbaheysiga u shaqeynaya oo suga inta uu ka dhamaanayo xiliga dawlada hada uu xilka u hayo .

waxaan leenahay waqtiga sheegaya ee Cakuse waa isbaheysiga sidaa Dawlada iyo Xisbiga Kulmiye haw ogaadaan gaar ahaan gudoomiye Muuse sikastaba ha ahaate wasiir cukuse amintii uu kuguda jiray hadalada weerarka ah ee kuwajahanka qarkamida ge olaha wasiirada iyo saraakiisha kamidka ah xisbiga kulmiye waxa laga dhehanayay muqqaalkiisa guud jawi aan lamahadin

 

Xigasho Xamaasonline.com