Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Oo Hadal Uu Qaran Nimada Somaliland Dabi Kaga Galaayo Ka Soo Yeedhay Halkan Ka Daawo

0
363

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Axmed Aadan ISmaacil Oo Waraysi Gaara Siinaya Star Tv  Waxa ka Soo Yeedhay Hadal Uu Ku Xaqiijinayo in siyaasada ariamaha dibada ee somaliland si toos u xukunto dawlada Itoobiya .Wasiir ku xigeenka oo la waydiiyay su,aal ah safarka uu wasiirka arimaha dibada somaliland Dr.sacad cali shire iyo wafti uu hogaaminayo ku tegay dalka masar inuu wax yeeli karo xidhiidhkii ka dhexeeyay dawlada itoobiya iyo somaliland .waxa uu kaga jawaabay .itoobiya namay odhan wadamadaas ha tagina

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here