Deg deg :- Raysal wasaarihii Djabouti ugu mudada dheeraa oo geeriyoodey .

0
291

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Jabuuti Barkhad Guurad Xamaduu ayaa shalay ku geeriyooday dalka Faransiiska. Barkhad Guurad Xamaduu, waxa uu ahaa Ra’iisul Wasaarihii ugu muddada dheeraa dalka Jabuuti isagoo xilka hayey in ka badan 32 sannadood.

 

wuxuu raysal wasaare usoo noqdey labada madaxweyne ee xasan guuleed abtidoon iyo madaxweyne ismaaciil cumar geelle sanadihii sanado ku dhawaad 32 sano ahaa raysal wasaare sanadihii 1979 ilaa 1999 kii .

 

wuxuuna ku geeriyoodey wadanka France , waxaa si wayn loogu xasuusan doonaa waxqabad badan oo uu usoo qabtey wadanka iyo dadka reer jabuutuba .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here