Burco : Tuug lacag iyo Duco laysugu darayo Haka Faaiidaysto

0
75
Burco : Tuug lacag iyo Duco laysugu darayo
Haka Faaiidaysto
Iimaamka Masaajidka Huda oo ku yaala Magaalada Burco Sheikh Maxamed Cabdikariin Xasan Xoosh oo dhowaan lagaga xaday masjidkaasi Laptop ayaa fariintan inala wadaagay, “Tuugii waxaa igu maqaala in uu kubaayacayay laabtoobkii 150$ doolar xaaraana!!
Xaqiiqatan waxaa iigu jiray kutub aan qoray iyo baxsiyo kala duduwan oo badan oo anigun ii mihiim ah.
Iga gaadhsiiya in uu kala doorto laba arrimood:
(1) in uu haysto xaaraantaa oo uu iibsado oo aan loo barakeen illeen waa xaaraane aakhirana uu keeno isagoo tuurta kusitta yadoo ummadoo dhani ay arkayso tuugnimadiisa.
(2) in uu ogolaado in aan ka iibsado oo aan kaga iibsanaayo laabtoobka iyo hardhiskigii oo aan waxba laga masaxin 200$ oo kaasha oo aan u xalaaleenaayo oo aan uugu duceenaayo wax kalana aanan u raacinaynin laa fadeexadin walaa wax kale taasoo waliba aan ummadda markhaati gashanaayo bal duco aan uugu daraayo habeenadan fadliga badan ee (Laylatul qadar).
Labadaa hasoo kala galo ilaahayna hawaafajiyo tawanaagsan ee xalaashaa.
F: waan ogolahay hadduu cid dhex ah uu soo diraayo oo laabtoobkii qabata lacagtana aan