Mareeyaha Haayada Dekeda Somaliland Waxa Uu Somaliland U Soo Hooyay Guul Hore u Helin Mid Ka Mid Ah Qurba Jooga Gobolka Saaxil Ayaa Sida Yidhi

0
296

Hambalyo Maareeyaha Dekeda Berbera Md Siciid Xasan Cabdulahi Mudadii Uu Maareyaha Dekeda ahaa Waxyaabo badan oo aan hore U Jirin ayuu Soo kordhiyey waan ku Hambalyeynayaa Maareeyaha  Hawl waynina way u  Taalaa  runtii Marka Loo Eego Kaalinta aynu Rabno in aynu ka Galno U Adeegista Ganacsiga Geeska Africa Iyo Kasbashada Ganacsiga Dalalka Aan Bada lahayn Ee Bariga Iyo Badhtamaha Afrika Oo Dekedaha Gobolku Tartan ugu Jiraan Kasbashooda Iyagoo Xooga Saaraya

–Wanaajinta Cilaaqaadka Siyaasiga ah Iyo
Iskaashiga Dhaqaale Ee Dalalku leeyihin.

–Farsamo ahaan Awooda ay leeyihin Dekedaha
Gobolku Port Technology ga ay adeegsanayan
STS Crane Capacity-ga, Nr of  RTGs-ka
Harbour Size ka.

–Terminal Facility ga jira iyo Services ka ku
diyaarka ah ma Smart Terminal ba?  Safe ma
yahay?  Adequate Power Supply ma Jiraa
Temperature Sensitive Goods ka lagu Ilaalin
Karo  (Warehousing Standard)

–Port Community Information Systems Isku
Xidhayay Dhamaan Stakeholders kala duwan
–Tayada Shaqaalaha Adeega Haya.
–Marine and Offshore Security ga.

–Infrustructure Iyo Transport means ka Dekeda
ku xidhan Ee ay adeegsan karaan Customers
Ka  leh Goods Dekedu Handle garaynayso Iyo
Sida loo Maamulayo Badeecadaha maraya.

Technology ayaa lagu kala Tegayaa  Ee
Dagaal iyo Siyaasad maaha   Digitalized
Smart Ports ba lagu tartamayaa
waxaanan Shiqsiyan Aaminsanahay In
Customers ka  Itoobiya Adeeg Hufnaan
lagusoo  Jiidan karo xataa Hadii Siyaasada
Laysku Sanbanaanayn..

Maareeyaha Hawl badan baa u Taala  Runtii Guul Inuu ka Gaadho ayaan U Rajaynayaa Insha Allah National Port  Marketing Strategy Saraysa Oo Degmada Iyo Qarankuba Mahadiyo ayaynu ka filaynaa Maareyaha Insha Allah..

Ahmed A.Mouse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here