Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo maalgashiga somaliland Oo Hambalyo U Diray Madaxwaynaha iyo Ku Xigeenka Cusub Ee La Doortay

0
324

Waxan Hanbalyo u Dirayaa dhamaan Umada Reer Somaliland Dorashidii Quraxsa Badnayd ee Nabadgelyada ahayd ee ay sida fiican ugu soo baxeen iyaga oo is ixtiram iyo tixgelin u dhiibtay codkooda.

Waxa kale oo an Halkan ka Hanblayaynayaa Sadexda Xisbi Qaran oo dadaal iyo Bisayl ku soo gabagabeyay Campainkii .
Waxa Kale oo aan aad ugu Mahad Naqayaa GUDIDA DOROSHOYINKA QARANKA oo Runtii si Cajiiba oo casriya inoogu qabtay Dorashada.
WAXAN HALKAN UGU HANBALYAYNAYAA MADAXWAYNAHENA QALIGA AH OO XUKUMADISU SUURA GELISAY DORASHO ANU ISAGU ISA SOO SHARAXIN.


UGU DANBAYN WAXAN SI GARA UGU HANBALYAYNAYAA MADAXWAYNAHA CUSUB EE KU GUULAYSTAY DORASHADA OO RUNTII AN KA FILAYNO IN UU SOO DHISO DAWALAD WAXBADAN KA QABATA SHURUCDA DALKA IYO MUSUQMASAQA HANTIDA UMADA IYO TAN QARANKABA.


WAXAN KULA TALINAYAA DAWLAD TAYO LEH OO TIRO YAR. ANAGUNA DIYAR AYANU UNAHAY IN AN KURASTA BANAYNO.
Mahad sanid.

OMAR SHUCAYB.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here