Daawo: Golaha Guurtida Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ku Dhawaaqay In Golaha Guurtidu Xaq U Lee Yihiin Ansixinta Heshiiska Dekeda

0
334

Hargaysa (Ceelgardinews.com)  Golaha Guurtida Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ku Dhawaaqay In Golaha Guurtidu Xaq U Lee Yihiin Ansixinta Heshiiska Dekeda berbera waxaana ay tilmaameen in dastuurka somaliland dhigaayo in labada u wada dhan yihiin lagu ansixiyo

download (4)