Hargeysa (CN) – Waxa Maanta Magaalada Burco lagu soo gebogabeeyay Shir-dhaqameed Saddexdii Maalmood ee u dambeeyay halkaa uga socday Beelaha Walaalaha ah ee Bariga iyo Galbeedka Burco.
Shirkan oo ay labada beelood kaga wada-hadlayeen sidii ay u horumarin lahaayeen deegaannada ay wada degaan, is-laab-xaadhasho iyo in wixii hore ee dhex yaallay laga gudbo ayaa waxa ka soo baxay 9 Qodob.
Halkan Hoose ka Akhri Qodobbada ka soo baxay Shirkii Samo-talis 1 ee Beelaha Bariga iyo Galbeedka Burco.