Qodobbo Diini Iyo Maaddi Ah Oo Laga Soo Saaray Shirkii Beelaha Bariga Iyo Galbeedka Burco

0
349

Hargeysa (CN) – Waxa Maanta Magaalada Burco lagu soo gebogabeeyay Shir-dhaqameed Saddexdii Maalmood ee u dambeeyay halkaa uga socday Beelaha Walaalaha ah ee Bariga iyo Galbeedka Burco.

Shirkan oo ay labada beelood kaga wada-hadlayeen sidii ay u horumarin lahaayeen deegaannada ay wada degaan, is-laab-xaadhasho iyo in wixii hore ee dhex yaallay laga gudbo ayaa waxa ka soo baxay 9 Qodob.

Halkan Hoose ka Akhri Qodobbada ka soo baxay Shirkii Samo-talis 1 ee Beelaha Bariga iyo Galbeedka Burco.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here