waxqabadka sahanka ayaa ka horeeya ?Cabdiqani Xaashi Guleed

0
431

waxqabadka sahanka ayaa ka horeeya !!!!!

geedka garanwaagu wuxuu dhibaato ba,an ku hayaa bulshada .

xaafada cakaara ee magaalada berbera waxa ku badan geedka garanwaaga kaas oo fara baas ku haya bulshadaa degen xaafadaas .

dawlada hoose ee berbera waxay bishii hore ay jartay geedka kulanka iyagoo ka dhigaya waxqabad.

geedka kulanku wakhtiga abaaraha waxa cuna xoolaha,midhihiisana waxa cuna dadka maadama loo cuno beer subaga iyo dacartabans uu nuugo.

hadaba si kasta oo ay tahay dawlada hoose ee berbera haddiiba ay wax qabanayso ama ay wax jarayso geedka garanwaaga ah ee bulshada dhibaatada ku haya ha jaraan,si waxqabadkiinu u noqdo mid la ma jeerto.

https://www.facebook.com/cabdiqanixaashi.guuleed/friends?lst=100002101956679%3A100002453682232%3A1547635322&source_ref=pb_friends_tl..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here