Gaadhi Yar Oo Ah Nooca Raaxada Oo La Ganaraynin Cid Wadtay Oo Madaxtooyada Somaliland SHaki Galiyay

0
395

Waxa La Sheegay In Gaadhigani Labadii Habeen ee U Dambeeyey Uu Yaalay Meel U Dhow Afaafka Madaxtooyada, Oo Lagaga Tagay, Cid Lehna Aan La Garanayn. Ciidamada Dab-Demiska Ayaa Mar Dhaweyd Ka Jiiday Goobta.
Qaar ka mid ah Ciidamadii halkaa joogay ayaa sheegay in ay xalay oo dhan ay gaadh ka hayeen.

 

Zaki Aadan Suxufi ayaa qoraalka bartiisa face book ku soo qoray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here