Hambalyo : Kooxda kubada Gacanta ee gobolka Saaxil oo ku guuleysatey Koobkii Kubada Koleyga .

0
442

Saaxil ( Ceelgardinews.com )  : Kooxda kubada Gacanta ee gobolka Saaxil oo ku guuleysatey Koobkii Kubada Koleyga .

hambalyoKooxda kubada Koleyga ee gobolka Saaxil  iyo Xulka Gobolka Gabiley ayaa xalay  garoonka Timacade ku yeeshay kulan katirsan horyaalka kubada koleyga Somaliland  , waxaana daawashada ciyarta kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Wasiiro , Maamulka Gobolka Saaxil , wasaaradda Dhalinyarda iyo Isboortiga iyo madaxda Xiriirka kubadda Koelyga.

Kooxda kubada Koleyga ee gobolka Saaxil  oo sandkan is badal weyn ka  sameeyay xagga ciyaartoyda ayaa soo bandhigayey ilaa bilowgii ciyaaraha kubad qurux badan oo ay dhamaanba ku diirsadeen taageerayaaasha iyo maamullkuba , Ciyaarta oo Ahayd mid xiiso badan ayaa kusoo dhamaatay 35-28  oo ay guusha ku raacday Xulka Gobolka Saaxil.
Xulka Gobolka Saaxil ee Kubada Gacanta ayaa ku guuleystay koobka horyaalka kubada koleyga Somaliland  2016.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here