,SIYAASADA MAXAY TAHAY QALINKII GARYAQAAN MAGAALO SIRAAD

0
421

,SIYAASADA MAXAY TAHAY !!!!
cawa waxan ka hadlayaa siyaasadu waxay tahay ama fikirkan ka qabo inba siwax u eeg anigu waxan leeyahay siyaasadu maaha xisbi baan ka baxay oo xisbibaan galay ee waxay tahay DEVELOPMENT AMA HORUMAR hadaba horumarku wuxu yahay sidii umadan loo horu marin laha haday tahay .

1,waxbarasho

2, laydh

3,biyo

4,arimaha

5 gudaha

ta dibada i,w,m intaa ninka malin qudha ka hadal ee donaya inuu siyaasi noo sheegto ee ka shaqaynaya xisbiba laga baxay midbaa la galay maaha mid umada xukumi kara !!!

1,ninka wabi ka talabiyay caws wan iyo shabeel ayaa siyaasiya manta
2, waxmanta siyaasiya ninka awr awr cuna iyo awr dad cuna iyo awr heeryo cuna hogaamiya ayuunba siyaasiya manta
3,arimaha siyaasada somaliland maanta waxweeyan libaax ku cunyoo kusoo laba celi !!!!!

SIYAASADU MAAHA NOOCA
HADBA GEES UCARAR MAAHA
UCIDBAAN AHAY MAAHA
KULMIYA MA IHI MAHA
WADANI WAANKA BAXAY MAAHA
BY ” MAYLA SOCOTA SIRAAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here