Daawo : Cuqaal u qabtay Shirkada shidaalka ka baadhaysa Saraar 24 saac inay kaga baxaan degaankooda

0
439

Saraar ( Ceelgardinews.com ) :-  Cuqaal u qabtay Shirkada shidaalka ka baadhaysa Saraar 24 saac inay kaga baxaan degaankooda.