Daawo: Golaha Wasiirada Somaliland Oo Mudaharadii Wadanka Ka Dhacay Dabadood Ka Hadlay Sixir Bararka ka jira wadanka

0
337

Hargaysa (Ceelgardinews.com) 100 Doolar Wax Ka yar Zaad iyo E-Dahab laguma Diri karo sixirka Suuqa ee shilinka Somaliland ka ahna 700 kama sarayn karo waa go’aan ka soo baxay Golaha Xukuumada oo uu hoggaaminayey Madaxweyne Axmed Silaanyo