DAAWO: Wafti Gurmad Abaaraha Oo Ka Socda Soomaaliya Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa

0
285

Waxaa maanta  garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa lagu soo dhaweeyey wafti ka soo kicitimay caasimada dalka Somaliya ee Moqdisho isla markaana deeq caawimo ah u sidey  dadku abaaruhu saameeyen ee Somaliland .

Waftigan ayaa waxaa garoonka diyaardaha ee Hargeysa ku soo dhaweeyey isla markaana kaga hortagey gudida abaaraa Somaliland oo uu hor kacaayo wasiirka wasaarada Diinta iyo awqaafka Somaliland sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed.