Daawo:-Warka Weriyayaal Lagu Xidh Xidhay Berbera Iyo Warbaahinta Hargaysa Oo Sida Fiinta Uga Qayliye

0
295

Hargeysa(Ceelgardinews.com)Wariyaasha Ka Hawl Gala Magaalada Hargeysa Ayaa Sida Fiinta Uga Qaliyey Xadhiga Xaqdarada Ah Ee Maayirka Maagalada Berbera Uu Kula Kacay Wariyaasha Maagalada Berbera Kuwa Kalena uu ku amray ciidanka iney soo qabteen