Hargeysa (Ceelgardinews.com):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay si weyn u soo dhaweysay hadal ka soo yeedhay dhawaan raysal Wasaarihii hore ee dalka Kenya kaas oo ahaa in la gaadhey xiligii la aqoonsan lahaa Somaliland
https://www.youtube.com/watch?v=rFfHwQiy_1E