Berbera ( Ceelgardinews.com ):- Dekada magaalada Bebera oo dhawaan xukuumada Somaliland ay maamulkeeda ku wareejisay shirkada laga leeyahay imaaradka Carabka ee Dp World ayaa waxaa ay qarka u saran tahay in ay gabi ahaanba xidhanto .
Sidoo kale waxaa jira maraakiib muddo ka badan 100 cisho badda taagan kuwaas oo doonaya in ay dekada ku soo xidhan oo rarka laga dejiyo , waxaana maraakiibtaas qaar ka mid ahi ay sidaan sibidh .
Dhinaca kale waxaa cabasho xoogan ka muujinaya qaabka ay tahay shaqada dekadu guud ahaan shaqaalaha iyo xamaalinta dekadaasi
https://www.youtube.com/watch?v=LZCkSU2ftBg