Halkan Ka Akhri Axmed Muumin Seed Oo Xaaladi Xisbiga Wadani Cirka Ku Sii SHareeray IYo Xubihii Hore ula Baxay Toosinta Oo Kulan La Yeeshay

0
355

 Isbahaysiga  isbedel  Doonka Xisbiga Mucaradka ah ee Waddani ayaa Goor dhaweyd oo ay kulan ku yeeshen Magalada Hargeysa ayaa ku dhawaaqay Hogaanka ay yeelan Doonaan Waxanay Sheegeen inay Gudoomiye u doonteen Guddoomiye ku xigeenki Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed

Guddoomiye Seed oo Warbaahinta La hadalay ayaa Sheegay Inuu Dacwad u gudbin Doono Maxkmada Sare ee  Somaliland .

Garabkan ayaa Ka Kooban Guddoomiye Ku Xigenka Waddani Axmed Muumin Seed , Guddomiye Ku Xigeenkii 2aad Farax Dheere iyo Xogahaha Arimaha Bulshada Hinda Gandi iyo dhalinyaro badab