Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xaruntooda ku qaabiley Safiirka Dalka Taiwan

0
24
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xaruntooda ku qaabiley Safiirka Dalka Taiwan ee JSL Ambassador Allen Chenhwa Lou. Waxba kale oo kulanka goobjoog ka ahaa Safiirka JSL ee dalka Taiwan Maxamed Xaaji. KDQ waxa ay Safiiradda warbixin ka siiyeen hawlaha diyaargarowga iyo derdergalinta doorshaooyinka soo socda ee JSL.
Dhanka kale Ambassador Allen wuxuu balanqaaday innay dawladda Taiwan ay ka qaby-qaadanayso dhaqaalaha Doorashooyinka Madaxtooyada & Xisbiyada Qaranka JSL.